Qarax uu ku dhaawacmay Xildhibaan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & darawalkiisa oo ku dhintay

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ku dhaawacmay Qarax gaarigiisa loogu xiray oo goor dhow oo caawa ah ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Tiyatarka Qaranka oo ku dhow xarunta Madaxtooyada dalka. Xildhibaanka qaraxa ku dhaawacmay waxaa lagu magacaabaa Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud (Boorow), iyadoo qaraxa uu ku dhintay darawalkii gaariga u waday Wararka … Continue reading Qarax uu ku dhaawacmay Xildhibaan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & darawalkiisa oo ku dhintay